| |  Somali Walaac laga qabo muhaajiriinta Geeska Africa BBC News Dowladda Mareykanka ayaa ka walaacsan in muhaajiriin kasoo jeeda Geeska Africa, oo si sharci darro ah ugu soo qulqulaya dalka, ay argagixiso kusoo dhex dhuuntaan. Sida ay kusoo warramayso wakaaladda wararka ee AP, sirdoonka Mareykanka ayaa helay farriimo ay is-dhaafsanayeen kooxo ka tirsan kuwa sida sharci darrada ah wax u tahriibaya, oo ka... photo: UN / Logan Abassi Xisbiga Kulmiye laanta NORWAY:Waxa ay hambalyaynayaan shirkii Kulmiye Qaran News Aug 27, 2008 at 04:54 PM BODY,.aolmailheader {font-size:10pt; color:black; font-family:Arial;} a.aolmailheader:link {color:blue; text-decoration:underline; font-weight:normal;} a.aolmailheader:visited {color:magenta; text-decoration:underline; font-weight:normal;} a.aolmailheader:active {color:blue; text-decoration:underline;... Dr Gaboose iyo Ing.Maxamed Xaashi oo hambalyeey Siilaanyo iyo Saylici Qaran News Aug 27, 2008 at 04:42 PM Hargaysa,(Qarannews)-Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ururka socon waayay ee sharciyadiisa lagu murasna yahay ee Qaran, Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo Ing. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ay wararku sheegayaan in ay si gaar agaar ah u soo kala dhaweeyeen shirweynahii shalay ugu soo gabogabeeyay magaalada... |